XAQIIQDA NEWS
Ixtifaalka dhalashada Nabigeena Muxamad NNKH oo xalay lagu qabtay Magaalada Gothenburg Sweden. “Sawiro + Video”
Feb 06, 2o12: Xaflad si weyn loo soo agaasimay isla markaana lagu maamuusayey Xuska nabigeena Muxamed NNKH ayaa xalay lagu qabtay magaalada Gothenburg ee dalka Sweden iyada oo ixtifaalka dhalashada nabigeena ay ka soo qeybgaleen culumaa’udiin waa weyn oo isaga kala yimid qaarada yurub iyo gobalada dalkan swedan.
Xafladan ayaa waxaa soo abaabulay culumaa’udiinka Ahlusunna waljamaaca ee Sweden xafiiskooda Gothenburg, waxaana halkaasi lagu soo bandhigay muxaadarooyin diini ah oo la xiriiray taariikhdii iyo siiradii nabigeena Muxamad NNKH, iyada oo muxaadarooyinkana ay dhex taal u ahaayeen digri salaan ay soo bandhigayeen qaar ka mid ah jameecada ahlusunna waljamaaca ee Sweden.
Culumaa’udiinka muxaadarooyinka jeedinayey waxaa ka mid ahaa shiikh Muuse Cadde, Sh, Muxudiin, iyo Shiikh C/raxmaan Sh. Muxudiin, iyada oo gunaaanadkiina uu xaflada soo gunaanaday Macalin Saciid oo isaga iyo jameecadiisa ka yimid Magaalada Stockholm, waxa uuna halkaasi uga duceeyey umada Soomaaliyeed.
Ixtifaalka Nabigeena Muxamed NNKH ayaa xalay waxaa loogu duceeyey dalka iyo dadka Soomaaliyeed, waxaana sidoo kale lagu habaaray kooxda Alshabaab, waxaana goobta xaflada lagu soo bandhigay su’aalo muhiim ah oo dadku ay soo weydiisanayeen culumaa’udiinka, kuwaas oo jawaabo muhiim ah laga bixiyey.
Guud ahaan xafladii lagu maamuusayey dhalashada nabigeena Muxamad NNKH ayaa waxa ay ku soo gabagabowday jawi aad u wanaagsan, waxaana si gaar ah halkaasi loogu mahadceliyey dhamaan intii ak qeybqaadatay oo xoog iyo hantiba ku bixiyey qabsoomida xafladaasi.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO IYO SAWIRO FARA BADAN:
Abdirahman Hudeyfi
Dowladda Soomaaliya oo maanta xaqiijisay la-wareegitaanka Dhismaha Bacadlihii hore ee Magaaladda Muqdisho
Feb 06, 2o12: Dowladda Soomaaliya ayaa waxay fursad balaaran ay maanta u heshay inay gacanteeda soo gasho Xaruunta Bacadlihii hore ee Magaaladda Muqdisho, oo muddo dhan 21 sano ay iska heysteen kooxo mooryaan ah.
Dowladda Soomaaliya ayaa waxay si’aan dhiig ku daadan ay kula wareegtay Dhismaha Bacadlihii hore ee Degmada Xamar Weyne ee Magaaladda Muqdisho, iyadoo dhinaca kalana wada-hadalo la-gasho rag gaar ah oo heystay.
Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo ku hubeysan qeybaha kala duwan ee hubka, ayaa waxay maanta jooggaan Dhismaha Bacadlihii hore ee Magaaladda Muqdisho, ka gadaal markii uu booqasho uu ku yimid Madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa wuxuu goor dhaw uu Warbaahinta uu kula hadlay Dhismaha Bacadlihii hore, oo ku yaalla meel kaabiga ku heysa Boosteejadii hore ee Ceel-gaabta.
Madaxweynaha ayaa wuxuu si kal iyo laab leh uu u soo dhaweeyay in gacanta Dowladda Soomaaliya ay soo gasho Dhismaha Bacadlihii hore, isagoo sheegay inay jiraan Dowladdo diyaar u ah inay dhisaan sida uu yiri Xaruumaha Dowladda.
Shirka 21-Aad ee Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) Oo Lagu Soo Gaba Gabeeyay Djabuuti. “Daawo Sawirada”
Feb 06, 2012: Waxaa Magaalada Djabuuti lagu soo gaba gabeeyay Shirkii 21-aad ee kooxda ICG kaasi oo loogu hadlaayay xaalada dalka Soomaaliya, iyadoona ay ka qeyb galeen Madaxda Dowlada KMG, Maamulka Galmudug, Puntland iyo Ahlu Sunna.
Shirkaan oo daqiiqado ka hor lasoo gaba gabeeyay ayaa ka hor inta uusan soo xirmin waxaa halkaasi khudbad dheer (Closing Statement)ka jeediyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali.
Shirka ICG oo shalay iyo maanta ka socday Djibouti ayaa waxaa looga hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga, gaar ahaan sidii loo sii wadi lahaa howlgaladda looga soo horjeedo kooxaha Al-Shabaab, Waxaa kaloo laga hadlay sidii shacabka Soomaaliyeed loogu abuuri lahaa nolol gaar ahaan degmooyinka iyo gobollada laga xorreeyo Al-Shabaab.
Kulanka Kooxda Xiriirka Caalamiga ee kusoo idlaaday Jabuuti ayaa sidoo kale looga hadlay Shirka London ee 23-February.
Shirka London ayaa laga muujiyay in ay kasoo baxaan qodobo muhiim u ah qeybaha soomaalida, kaasi oo maslaxad u noqon kara Soomaaliya qeybaheeda kala gedisanay, iyadoona la sheegay in shirkaasi loogu hadlayo sidii xal waara looga gaari lahaa arrimaha amniga iyo soo celinta kala danbeynta dowladnimo.
Ugu danbeyntii waxaa la isla gartay in xilliga kala guurka ah la soo afjaro 21 August 2012, isla markaana la dar-dar geliyo dhameystirka Dastuurka iyo dib u habeynta baarlamaanka oo la isku raacay in baarlamaanka cusub uu noqdo mid tayo leh oo ay jiraan shuruurda sida waxbarasho, in shaqsiga uusan danbi hore u galin ama uusan soo noqon warlord, isla markaana sumcad ku dhex leh bulshada dhexdeeda.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa ka codsaday beesha caalamka inay mowqif mideysan yeeshaan oo shirka london lagu xoojiyo sidii ciidamda Soomaalida iyo hay’adaha amniga dib loogu dhisi lahaa iyo in roadmap ka iyo Garowe Principles ay noqdaan saldhigga dooda iyo waxqabadka.
Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya.
Abdirahman Omar Osman.
Xarakada Al Shabaab oo iskaga baxday Deegaanka Kureedka oo ay dagaalo uga qabsatay Ciidamadda Dowladda
Feb 06, 2012: Al Shabaab ayaa waxay si sax ah ay uga baxday Deegaanka Kureedka ee duleedka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, markii ay ku soo dhawaadeen Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Itoobiya, oo uu dagaalo xoogan kala dhaxeeyo.
Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Itoobiya ee ku sugan Degmada Luuq, ayaa waxay ka caroodeen in Xoogaga Shabaab ay la-wareegto Deegaanka Kureedka, oo qiyaastii 11km u jira Degmada Luuq oo ay ku sugan yihiin.
Taasi ayaa waxay dhalisay inay ku soo dhaqaaqeen dhinaca Deegaanka Kureedka, isla-markaana Xoogaga Shabaab ayaa iskaga baxay, markii ay maqleen in Ciidamadda Dowladda Itoobiya ay ku soo dhaw yihiin.
Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa u suurta gashay inay dib ula wareegaan Deegaanka Kureed, oo ay markii horeba ku lahaayeen daafacyo balaaran, oo ay ku suggi jireyn amniga Degmada Luuq, bacdamaa Deegaanka Kureedka laga soo gallo Degmada Luuq.
Majirto wax war ah oo ka soo kala baxay Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya iyo Xarakada Al Shabaab, oo ku aadan in dib Xoogaga Shabaab loogala wareego Deegaanka Kureedka, oo ay Sabtidii ka faro maroojiyeen Ciidamadda Dowladda.
Kenya oo shaaca ka qaaday in laga qaarajiyay laba taliye oo qaali ka ahaa dhankooda
Feb 06, 2o12: Dowladda Kenya ayaa waxay shaaca ka qaaday in laga dillay laba taliye oo ka tirsanaa Taliska Dowladda Kenya ee gudaha u soo gallay dalka Soomaaliya, kuwaa oo ay sheegtay in todobaadkii looga dillay gudaha dalka Somaliya.
Afhayeen u hadlay Wasaaradda Gaanshaandhiga ee Dowladda Kenya oo lagu magacaabo Korneel Cyrus Oguna, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Xoogaga Shabaab ay gudaha Soomaaliya kaga dishay laba taliye, oo uu sheegay inay xagoodu qaali ka ahaayeen.
Korneel Cryus Oguna muusan sheegin magacyada sargaalada loogu dilay Koonfurta Soomaliya iyo deegaanada ay kasoo jeedan, hase ahaatee waxa uu carabka ku dhuftay in Kenya aysan u dhuntin doonin 2-daas sargaal ee laga qaarijiyay.
” Hosingoow ayaa ugu horeeysay meelaha aan Al-Shabaab kala wareegnay, Badhaadhe ayaa kamid ah degmooyinka sida nadiifka ah kula wareegnay, Jaziirada Kudhaa waxan idin xaqiijinaa inaan anaga hadda joogno” ayuu yiri Korneel Cryus Oguna.
Cyrus Oguna ayaawuxuu sheegay khasaaraha walba oo dagaalada ka soo gaaray in Dowladda Kenya ay diyaar u tahay sida uu yiri, sidii dalka Soomaaliya looga sifeyn lahaa Xoogaga Shabaab, oo uu kala dhaxeeyo dagaalo xoogan.
Kooxo hubeysan oo xalay dhagta dhiiga u daray Mas’uul ka tirsanaa Maamulka Puntland
Feb 06, 2o12: Kooxo aan la garaneyn ayaa Xalay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku qaarajiyay Mas’uul ka tirsanaa Maamulka Puntland.
Masuulka la dilay oo ahaa Gudoomiyihii Xaafadda Israac ee Waqooyiga Gaalkacyo ee Puntlnad marxuum C/raxmaan Maxamed Cabdulle ayaa waxaa la sheegay in kooxaha ay dileen xili uu kasoo baxay Masjid ku yaalla magaalada uuna kusii jeeday hoygiisa.
Xubin sare oo u hadlay ciidamada Maamulka Puntland ayaa waxa uu sheegay in ay soconayaan baaritaano ku aadan dilka Mas’uulkaasi, waxaana uu ugu baaqay shacabka in ay ka gacan siiyaan sugida amaanka magaalada si looga hortago kooxaha dilalka qorsheysan gaysanaya.
Mudane Axmed Cismaan Gataax oo ahaa Gudoomiyihii hore ee Xaafadda Israac aya sidan oo kale loogu dilay isla magaalada gudaheeda sanadkii tagay ee 2011kii.
Hadaba dilalkan qorsheysan ee loo geysanayo masuuliyiinta iyo shacabka ku nool mudug ayaan ilaa iyo hada wax horu mar ah laga sameyn walina looma qaban shaqsiyaad dilalkaasi qorsheysan.
Saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ay dishay Xoogaga Shabaab iyo magacyadoodu oo ay soo bandhigtay
Feb 06, 2012: Saraakiil ka tirsan Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay ku baxeyn gacanta Xarakada Al Shabaab, iyadoo Xarakada Al Shabaab ay mar walba mashquul ku tahay sidii ay wax-yeelo ugu geysan laheyd Saraakiisha Dowladda.
Xarakada Al Shabaab ayaa waxay sheegtay inay dishay Taliyaha 1-aad ee Ciidamadda Dowladda Dowladda ee Degmada Luuq Gubane C/Laahi Shoodag, Ku Xigeenka Caafimaadka ee Dowladda Somaliya ee Degmada Luuq C/Laahi Maxamed kheyr Aadan iyo Sandheere C/Raxmaan Qoormagiig, isla-markaana waxay sheegtay in uu dhaawac soo gaaray Taliyaha Guud ee Ciidamadda Dowladda ee Degmooyinka Doolow iyo Luuq Maxamed Nuur Sheegow.
Xarakada Al Shabaab ayaa waxay sheegtay in Saraakiishaan ay ku dishay dagaalo qaraar oo hal habeen kahor ay ku qaadeen Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, oo ay gacanta ku heyso Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya.
Bayaan ay soo saartay Xarakada Al Shabaab ayaa waxay ku sheegtay inay ku dishay, kuna dhaawacday Taliyaha 1-aad ee Ciidamadda Dowladda Dowladda ee Degmada Luuq Gubane C/Laahi Shoodag, Ku Xigeenka Caafimaadka ee Dowladda Somaliya ee Degmada Luuq C/Laahi Maxamed kheyr Aadan iyo Sandheere C/Raxmaan Qoormagiig, isla-markaana waxay sheegtay in uu dhaawac soo gaaray Taliyaha Guud ee Ciidamadda Dowladda ee Degmooyinka Doolow iyo Luuq Maxamed Nuur Sheegow.
Guushaan ay sheeganeyso Xarakada Al Shabaab ayaysan weli wax war ah ka soo saarin Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, balse saacadaha soo socda ayaa waxaa dhici kareysa inay ka hadashay.
Dowladda Kenya oo curyaami weeraro lixaad leh oo ay qaadi lahaayeen Xoogaga Shabaab
Feb 06, 2o12: Dowladda Kenya ayaa waxay kahor tagtay weeraro xoogan oo ay ku soo qaadi lahaayeen Xoogaga Shabaab, oo xilligaan doonaaya sidii ay dib u soo ceshan lahaayeen goobihii dagaalada looga qabsaday.
Dowladda Kenya ayaa waxay duqeymo xoogan ay ku curyaamisay hawl-gallo balaaran oo ay qaadi lahaayeen Xoogaag Shabaab, oo horaantii bishaan lagala wareegay gacan ku heynta Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose.
Afhayeenka Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Kenya Major Emmanuel Chirchir oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda Wararka ee Xinhua ee Shiinaha, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inay go’doomiyeen Xoogaga Shabaab.
Afhayeenka ayaa wuxuu hoosta ka xariiqay in Xoogaga Shabaab ay si weyn uga xumaadeen in lagala wareego gacan ku heynta Degmada Badhaadhe, isla-markaana wuxuu tilmaamay inay doonayeen inay soo qaadaan weeraro xoogan.
Hase yeeshee weeraradaasi ayaa wuxuu tilmaamay inay ku baajiyeen duqeymo xoogan oo dhinaca cirka ah markii ay ku garaaceen, isagoo intaasi ku daray in duqeymahaasi ay ka soo gaareyn khasaarooyin kala duwan.
Afhayeenka Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Kenya Major Emmanuel Chirchir, ayaa wuxuu sheegay inay sii wadi doonaan duqeymaha xoogan ee ay la-beegsanayaan Xoogaga Al Shabaab, oo uu sheegay inay yihiin kuwo abuuraaa dhibaatooyin xoogan, balse wuxuu sheegay inay kahor taggi doonaan.
Arday Mareykan ah oo Af-Soomaaliga ugu hadlaya sidii qof u dhashay. “Video”
Feb 06, 2012: Daniel K. Thamson waa Arday Mareykan ah oo wax ka barta dalka Mareykanka, wuxuuna cilmi baaris ku saabsan qaxootiga Soomaalida ka diyaarinayaa dalka Koofur Afrika.
Mahad Istiila oo ka mid ah Wariyaasha Soomaaliyeed eek u sugan dalka Koofur Afrika ayaa ardaygaani ka sameeyay Bandhig wareysi oo uu ka wareysanayo sababta ku dhalisay, qaabka iyo habka uu ugu hadlayo Afka Soomaaliga.
Ardaygaani Mareykanka ah ayaa ka mid noqonaya dhalinyaro ajnabi ah oo iyagu bartay Afka Soomaaliga jecelna mar walba inay la dhaqmaan Soomaalida. Lamana oga arrintaani waxa ay ka badali doonto Afka Soomaaliga ee ajnabigu haatan daneenayo.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO:
Shaxda ku cadahay qaabka Soomaaliya loo Maamuli doono iyo Ajandaha Shirka London, Warqad la helay
Feb 06, 2012: Warqadan waxaa ku qoran qaabka loo maamuli doono soomaaliya, ajandaha shirka London iyo nidaamka cusub ee Talyaaniga la damcsan yahay soomaaliya sidoo kale Shaxda cusub..
Shaxda Cusub