Home » Social Media

Social Media

HAMBALYO: Yusuf Elmi Sahal iyo Nasro M. Jama oo gabar ugu dhalatay dalka Australia.

HAMBALYO: Yusuf Elmi Sahal iyo Nasro M. Jama oo gabar ugu dhalatay dalka Australia.

May. 9 | Aabbo Elmi Sahal Ali Hooyo Fadumo Sid Ahmed Bashir Elmi Sahal, Xaaskiisa Deeqa Abdi Jibril iyo carruurtooda Yassin Bashir Elmi, Burhan Bashir Elmi, Ismahan Bashir Elmi, Iman Bashir Elmi iyo Ilhaan Bashir Elmi. Dhool Elmi Sahal, Seeygeeda Ahmed Osman Yusuf...

Halkaan ka daawo Tartankii Barnaamijkii Somali Idol.

Halkaan ka daawo Tartankii Barnaamijkii Somali Idol.

Apr. 30 | Barnaamijkii Somali Idol 2012 ee Heesaha hirgalay oo Sanadkaan wajigiisa hore lagu qabtay Wadanka Sweden ayaa ahaa mid xiiso badan oo wata Wacdaro xiiso leh. Somali Idol 2o12 ayaa waxaa ka qeyb galayay Dhalinyaro ayaga jaceyl fanka oo ku tartamayay in...

Zeynab Labadhagax & Fartuun Primo oo isku heesta Fanaanka Da’yar Hanad.

Zeynab Labadhagax & Fartuun Primo oo isku heesta Fanaanka Da’yar Hanad.

Apr. 26 | Hees ay soo saartay Fanaanada Saynab Labadhagax oo loogu magacdaray Hanad ayaa noqotay heesta ugu hadal heynta badan ee 24-kii saac qabsatay Magaaladda Muqdisho kadib markii laga baahiyay Idaacadda Dalsan. Heestaan cusub ee Labadhagax qaaday waxay ku...

Maxaa keena Qeylida Haweenka Xiliga ay socoto Ciyaarta Sariirta?.

Maxaa keena Qeylida Haweenka Xiliga ay socoto Ciyaarta Sariirta?.

Apr. 24 | Waxaa jira sedex arin oo u sabab u ah qaylada haweenka ka soo yeerta xiliga ciyaar sariireedka gaar ahaan marka malabyarowga uu ku dhex mirqo , waa ayna ku kala duwan yihiin haweenka arintaan maadaama ay jiraan kuwo aysanba cod ka soo bixin xiliga ciyaarta...

Hababka Nuucaan ah waxaa laga qaadaa Raaxo Waali ah. “AQRI”

Hababka Nuucaan ah waxaa laga qaadaa Raaxo Waali ah. “AQRI”

Apr. 23 | Ceeb ma ah in labada lamaane ay is weydiiyaan qaabka midka kale uu raaxada ku helayo , hadaba hadii aad dooneyso in aad heshaan raaxo macaan habkaan raaca. Ninyahoow marka hore weydii lamaantaada sida ay dooneyso in aad ugu raaxeyso iyo koobaha kacsiga...

Ragga Gacantooda isticmaala oo Digniin culus loo jeediyay.

Ragga Gacantooda isticmaala oo Digniin culus loo jeediyay.

Apr. 23 | Rag badan ayaa joogteeya in ay gacantooda galmo ku sameeyaan(siigo) iyadoo tani ay leedahay dhibaatooyin xoogan oo ay ka mid yihiin in awoodda malabyarowga yaraato(Jilco) ,biyaha oo durba soo booda iyo raaxo uusan ka helin galmada tooska ah . Sidoo kale...

Lamaanaha Awooda Galmada ku yar tahay oo loo haayo Daawo?.

Lamaanaha Awooda Galmada ku yar tahay oo loo haayo Daawo?.

Apr. 21 | Waxaa jira cunooyin haweenka iyo ragga ka taageera xoojin iyo wanaajin dhanka rabitaanka galmada ah siiya , ha ahaadeen qudaarta fresh-ka ah iyo kuwa qalalan , waxaase muhiim ah in qofka jimicsi cayaareed sameeyo kana fogaado sigaaarka iyo waxyaabaha...

Raggu ma jecla Haweenka Sidaan oo kale ah: “Waa Haweenkee”?

Raggu ma jecla Haweenka Sidaan oo kale ah: “Waa Haweenkee”?

Apr. 21 | Gabaryahey ogaaw arimo badan ayaa ka careysiiya ragga oo ku qasba in ay ka fogaadaan in ay galmoodaan taasina ay keento in sariirta dhanka kale uu kaaga jeesto , hadaba hadaad mid ka mid ah qodobadaan aad sameyso iska badal si cayaar galmeedka ninkaada...

Aduunka sidaan ayuu hormar u gaaray anagana wan is dileeynaa Soomaalay. “Daawo Video Yaab leh”

Aduunka sidaan ayuu hormar u gaaray anagana wan is dileeynaa Soomaalay. “Daawo Video Yaab leh”

Apr. 12 | Aduunkaan intaad ku nooshahay wax kasta waad arkeeysaa hadane aduunka maanta waxaa la gaaray in laga gudbo baabuurta isku cariiriya wadoooyinka taas oo fududeeyneyso in ad si fudud ku gaarto goobtaada shaqada ama meesha aad u deg dageeyso. Hadaba Aqristoow...

Kooxda Qeylo Dhaan oo soos aaray Hees Cusub. “Qoorta Gooya”

Kooxda Qeylo Dhaan oo soos aaray Hees Cusub. “Qoorta Gooya”

Apr. 10 | Kooxda qaylodhaan oo inta badan looga bartey ineey ka turjumaan dareenka shacabka soomaaliyeed ee ku aadan daruufaha ad adag ee ka jira dalkeena hooyo, kuwaasoo inta badan ku cabira qaab suugaaneed oo dareen jiite ah, ayaa ku hawlan xiligan la joogo soo...