Home » Radio

Radio

war saxaafadeed ka soo baxay kulan ay maanta yeeshee golaha wasiirada dowlada Soomaaliya

war saxaafadeed ka soo baxay kulan ay maanta yeeshee golaha wasiirada dowlada Soomaaliya

Mar. 15 | Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin safarkii Ra’iisul Wasaaraha, Shirkii Garowe 2 iyo go’aamadii ka soo baxay,...

Abuu Muscab oo ka hadlayay Xaalada Gobolada Bay & Bakool. “Dhageeyso”

Abuu Muscab oo ka hadlayay Xaalada Gobolada Bay & Bakool. “Dhageeyso”

Feb. 23 | Afhayeenka ciidamada Mileteriga  Alqaacidada Soomaaliya Abdiaziiz Abu Muscab oo si la yaab leh Saxaafada uga war bixiyay waxii ka dhacay Maanta Gobolka Bay asagoo sheegay in ay uga baxeyn Taatiko. “Madaxda Kooxdeena Alqaacidada ayaa nagua mray...

Guddoomiyaha Olompikada Gobolka Banadir oo weeraray Xiriirka K/Cagta. [Dhageyso]

Guddoomiyaha Olompikada Gobolka Banadir oo weeraray Xiriirka K/Cagta. [Dhageyso]

Feb. 19 | Guddoomiyaha Olompikada Gobolka Banadir, horeyna u ahaa Guddoomiye kuxigeenka Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta, Axmed Nuur Xasan Cabdulle ayaa shaaca ka qaaday in uu ka shaqeyn doono horu-marinta Isboortiga Gobolka Banadir, xilli uu mar kale weerar...

Madaxweynaha Puntland “Hadii kani wax ka soo bixi waayo hala kala tashto” Dhageyso.

Madaxweynaha Puntland “Hadii kani wax ka soo bixi waayo hala kala tashto” Dhageyso.

Sep. 4 | September 4, 2011: Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr. C/raxmaan Sheekh Maxamuud “Faroole” oo ka mid ah wafdiga ka qeyb galaya shirka wadatashiga qeybaha soomaalida ayaa khdbad dhinacyo badan taabaneesa ka jeediyay...

Dhulgariir xalay ka dhacay Soomaaliland. (dhageyso).

Dhulgariir xalay ka dhacay Soomaaliland. (dhageyso).

Aug. 3 | August 3, 2011: Magaalooyinka Hargeysa, Boorame, Gabilay, iyo Wajaale ayaa habeenkii xalay ahaa laga dareemay dhulgariir aan khasaarihiisa wali la ogeyn. Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso. Source: VOA-Somalia. Inta jeer ee la aqristay...

Taliyaha Guutada 2-aad ee Ciidamada Xooga oo faah faahiyay Dagaalka Muqdisho. “Dhageyso”.

Taliyaha Guutada 2-aad ee Ciidamada Xooga oo faah faahiyay Dagaalka Muqdisho. “Dhageyso”.

Jul. 28 | July 28, 2011 Source: Radiomuqdisho. Inta jeer ee la aqristay :387

Wareysi: Guddoomiyaha Xisbiga SYUP. Mohamed Abuukar Sh. (Dhageysi).

Wareysi: Guddoomiyaha Xisbiga SYUP. Mohamed Abuukar Sh. (Dhageysi).

Jul. 7 | July 07, 2011: Guddoomiyaha Xisbiga Mideynta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Marka lasoo gaabiyo loo yaqaan SYUP, Maxamed Abuukar Sheekh Xasan, ayaa wareysi xiiso badan kaga hadlay Wax qabadka Xisbigooda iyo dhanka mideynta Dhalinta Soomaaliyeed. Maxamed...

W/Isboortiga DKMG “Waxaan dhiseenaa Guddi Olompik oo loo dhan yahay”. (Dhageyso).

W/Isboortiga DKMG “Waxaan dhiseenaa Guddi Olompik oo loo dhan yahay”. (Dhageyso).

Jul. 3 | July 3, 2011: Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Isboortiga, shaqada & shaqaalaha Dowlada KMG Mudane Cali Sheekh Abdullaahi (Cali Afgooye) ayaa sheegay in Isboortiga Soomaaliyeed 21 sano uu u afduubnaa koox gaar ah oo danahooda ku fushada magacii Soomaaliyeed,...

Saaxib Aad ugu dhawaa Marxuum C/shakuur oo ka sheekeeyay Taariikhdiisa. (Dhageyso).

Saaxib Aad ugu dhawaa Marxuum C/shakuur oo ka sheekeeyay Taariikhdiisa. (Dhageyso).

Jun. 11 | June 11, 2011: Allaha u Naxriistee Wasiirkii Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka Dowlada KMG ee Soomaaliya oo shalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho Ayaa waxaa Taariikhdiisa oo kooban ka Sheekeeyay C/risaaq Maxamed Cali oo saaxib dhow la ahaa. C/risaaq...

Farmajo oo Shacabka iyo Ciidamada si qiiro leh ula hadlay, & Dibad-baxyada oo waji kale yeeshay.

Farmajo oo Shacabka iyo Ciidamada si qiiro leh ula hadlay, & Dibad-baxyada oo waji kale yeeshay.

Jun. 10 | June 10, 2011: Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG ee Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka hadlayay Idaacada ku hadasha afka dowlada ayaa Fariin qiirad ku dheehan tahay u jeediyay Qeybaha kala gedisan ee Shacabka iyo Ciidamada Xooga Dalka...