News
May. 19 | Qaraxyadaan ayaa maanta ka kala dhacay Suuqyada Bakaaraha iyo Dahablaha ee Dagmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho.
Qaraxa ka dhacay suuqa bakaarahaya ayaa sababay dhaawaca tiro dad ah oo isugu jira askar iyo dad shacab ah oo suuqa ku sugnaa.
Waxaa lala...
May. 19 | Dacwad oogayaasha ayaa ka hor cadeeyay dadkaan oo qaarkood Soomaali yihiin inay dalkaasi soo galiyeen maandooriye qaad ah oo qiimihiisa lagu qiyaasay 5 million oo Dollar una dhiganta 10,000 oo bounka Ingiriiska ah.
Maxkamada ayaa sheegtay inaan willi...
May. 19 | Gudoomiyaha Barlamaanka Shariif Hassan oo waayadaan is kaga daba laabanayay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa la ka shifay sirta ka dambeeysa Safarkiisa uu halkaas tagay.
Mohamud Ali waa Xogheynta Shariif Hassan waxaa caawa kula xiriirnay...
May. 19 | Wararka laga helaayo Garoonka Diyaaradaha ee Joma Kenyata ee Magaalada Naiorbi ayaa waxa ay sheegaayaan in gacanta lagu dhigay Sarkaal Sare oo lagu magacaabo Magdi oo Masri-American ah, kaas oo Lacago badan kala soo goostay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada...
May. 19 | Caanaha Geela waa Daawo, waxayna tahay in si joogto ah loo siiyo Hooyada Uurka leh iyo dhallaanka yar yar oo qaba Jirrada nagu cusub oo la yiraahdo “Autism”.
Autismo lagama yaqaan Dalka Soomaaliya, hase yeeshee waxay Jirradanu hadda faraxun...
May. 19 | Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Danjire Maxamed Cali Nuur ameerika ayaa Gudoon Siiyay dhibane C/llaahi shire Muqtaar oo la Gudoonsiiyay gaari Nuuca ay ku socdaan dadka lixaadka la.
Danjire amerika ayaa sheegay in dhibanahan uu yimid safaarada Soomaaliya...
May. 18 | Afhayeenka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh Max’ed Xuseen Al qaadi oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa waxa uu sheegay in ay bilaabayaan howlgal ka dhan ah Xarakada Al Shabaab kaasi oo uu sheegay in ay kaga saarayaan degmooyinka iyo deegaanada...
May. 18 | Boqolaal ruux oo u dhashay wadanka Yemen ayaa waxa ay banaanbax ka dhigeen gobolka Daalic ee dalkaasi taasi oo dibadbaxayaasha ay ku dalbanayeen in Soomaalida Qaxootiga ah laga saaro gobolkaasi sida uu ku waramayo Qunsulka Soomaalida ee magaalada Cadan...
May. 18 | Maxkamad ku taala wadanka Ethiopia ayaa bilawday dhageysiga dacwad loo haysto 11 ruux oo lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin Al-Qacidada geeska Africa ee ka dagaalama Soomaaliya sida dawlada Ethiopia sheegtay.
Dacwad oogayaasha maxkamada ayaa maxkamada...
May. 17 | Diyaarad ay leedahay shirkada caalamiga ah ee Turkish Airlines oo duulimaad toos ah ka bilowday magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa waxa lagu soo waramayaa in duulimaadki udambeeyay ee shirkada sameeso ay ku guul dareesatay iney kudagto garoonka Aadan...