Home » Ciyaaraha

Ciyaaraha

Juventus oo Dubatay Roma hogaanka horyaalkana sii dheereeysatay..

Juventus oo Dubatay Roma hogaanka horyaalkana sii dheereeysatay..

Apr. 23 | Kooxda kubada Cagta ee Juventus ayaa 4-0 kaga badisay Naadiga Roma waxaana geesiga ciyaarta uu ahaa Ciyaaryahan Vidal. Xidiga Vidal ayaa dhaliyay labo gool oo kamid ahaa 4-ta gool ee ay Kooxda Juve kaga badisay Kooxda Roma. Sidoo kale Waxaa labada gool...

Horyaalka Ingiriiska oo haatan noqday mid u furan Laba Man..

Horyaalka Ingiriiska oo haatan noqday mid u furan Laba Man..

Apr. 23 | Kooxda kubada Cagta ee Manchester United ayaa bar bardhac 4-4 ah lagashay Kooxda Evrton taas oo adkaysay loolanka loogu jiro Horyaalka. Ciyaaryahan Rooney ayaa dhaliyay labo kamid ah goolasha afarta ah ee ay Man United la timid halka Welback iyo Nani...

Arsenal oo maalmo uu Mustaqbalkiisa kaga fakaro siisay RVP.

Arsenal oo maalmo uu Mustaqbalkiisa kaga fakaro siisay RVP.

Apr. 21 | Kooxda kubada Cagta Arsenal ayaa siisay nafsad ahaantiisa Afar maalin in uu kaga soo fakaro mustaqbalkiisa ciyaaryahan Robin van Persie Weeraryahanka qaranka Holland  ayaa galay 12 bil oo ay uga dhiman tahay qandaraaska kooxdiisa  waxaana ay Arsenal...

Ciyaariyahan Soomaaliyeed oo Kooxda Chelsea guul ku hogaamiyay.

Ciyaariyahan Soomaaliyeed oo Kooxda Chelsea guul ku hogaamiyay.

Apr. 21 | Wiilka da’da yar ee Asal ahaan kasoo jeeda Soomaalia laakiin haysta Dhalashada Scotland Islam Feruz ayaa dhaliyay labo gool kadib markii ay Kooxda da’yarta ee Chelsea 4.0 kaga badisay Juunyarta Black Burn Lugtii hore ee Finalka FA Youth Cup Xidigan...

Ciyaartooyda Kooxda Man Utd oo Dhaawacyo hareereeyeen.

Ciyaartooyda Kooxda Man Utd oo Dhaawacyo hareereeyeen.

Apr. 20 | Ciyaaryahanka qadka dhexe ee Kooxda Manchester United  Anderson iyo Paul Pogba ayaa ka maqnaanaya Kooxdoosa inta ka dhiman xili ciyaareedkan Ciyaaryahanka da’da yar ee Pogba ayaa dhaawac uu kasoo gaaray anqowga horaantii todobaadka  waxaana macalin...

Hamsik oo heshiis dheer u saxiixay kooxdiisa Napoli.

Hamsik oo heshiis dheer u saxiixay kooxdiisa Napoli.

Apr. 20 | Sida aanu kasoo xiganay Sky Sport Italia laacibka qadka dhexe uga ciyaara kooxda Napoli Marek Hamsik ayaa ugu danbenti warqada dul dhigay heshiis cusub oo uu kulka sii joogayo. Wiilkan 24 jirka ah ee u dhashay dalka Slovakia ayaa qanadaraaskan cusub uu...

Mikel Arteta oo soo gaba gabooday Xili Ciyaareedkiisa.

Mikel Arteta oo soo gaba gabooday Xili Ciyaareedkiisa.

Apr. 20 | Ciyaaryahanka qadka dhexe ee Kooxda Arsenal  Mikel Arteta ayaa gabi ahaanba seegi doona inta ka dhiman xili ciyaareedkan isagoo wajahaya dhaawac mudadiisa ay qaadanayso 6 todobaad Tababaraha Kooxda The Gunners  Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay Isniintii...

Darenn Bent oo mudo kadib garoomada dib ugu soo laabtay.

Darenn Bent oo mudo kadib garoomada dib ugu soo laabtay.

Apr. 20 | Weeraryahanka Kooxda Aston Villa  Darren Bent ayaa kasoo kabanaya dhaawactadii soo gaaray isagoo diyaar u ah in uu ciyaaro kulamada soo socda Ciyaaryahan Bent ayaa isku diyaarinaya in uu ka qeyb galo Koobka Euro 2012 ee kadhacaya Wadamada Ukrain iyo...

Baroordiiq Minnesota loogu sameeyay Halyeeyadii Sports ka baxay. “Sawirro”

Baroordiiq Minnesota loogu sameeyay Halyeeyadii Sports ka baxay. “Sawirro”

Apr. 12 | jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota, ayaa isugu yimid kulan baroordiiq iyo duco loogu sameeyay halgamayaashii isboortiga ee dhawaantan ku geeriyooday qaraxii ka dhacay xaruntii golaha murtida iyo madadaalada ee magaalada Muqdisho oo ay ka socotay...

Qori Tuurkii Ciyaaraha Xagaayga ee Seuki oo Stockholm lagu qabtay.

Qori Tuurkii Ciyaaraha Xagaayga ee Seuki oo Stockholm lagu qabtay.

Apr. 9 | Waxaa xalay si xiiso leh u dhacay qorituurkii ciyaaraha soomalida ee sanadkiiba mar lagu qabto Stockholm oo uu soo qaban qaabiyo ururka marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano SEUKI ayaa waxaa habeenkii xalay ahayd taariiqda 7 april lagu soo gabagabeeyay. Waxaana...