Articles
May. 19 | Caanaha Geela waa Daawo, waxayna tahay in si joogto ah loo siiyo Hooyada Uurka leh iyo dhallaanka yar yar oo qaba Jirrada nagu cusub oo la yiraahdo “Autism”.
Autismo lagama yaqaan Dalka Soomaaliya, hase yeeshee waxay Jirradanu hadda faraxun...
May. 13 | Madaxweynaha Dowlada KMG ah Soomaaliya Sheikh Shariif Sh. Axmed bilo ka hor wasaaradaha warfaafin arimaha dibada iyo maaliyada waxa uu ku amray in si deg ah Isbitaalada ku yaala dalka dibadiisa ugu qaadaan faananka weyn ee Cabdi Tahliil Warsame oo in...
May. 2 | Ra’isal Wasaraha Dowladda KMG C/wali M. Cali Gaas oo waayahaan danbe labistay Jubadda Kaaba Qabiilka, Khilaafkiisanah Qabiiliga ah si bareer ah banaanka ula yimid ayaa faragalin ku sameeyay Oday dhaqameedyada Soomaaliyeed oo uu kuwana xushay si...
May. 1 | Waxa magaalada Muqdisho shir aan caadi aheyn isugu yimid siyaasiyiin iyo xildhibaano katirsan dowlada Soomaaliya oo ay hor boodayaan hogaaamiye kooxeedyo caan ah oo reer Muqdisho kuwaasi oo waqti soo hor boodayay siyaasada dalka.
Kulankaani oo umuuqday...
Apr. 30 | Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah oo ku dhow Horjoogayaasha Kooxda Shababka ee lagaga itaal roonaaday tartankii Hogaanka loogu jiray, ayaa haatan la sheegay iney culeyska saareen sidii ay uga bixi lahaayeen degaanada ay ku nool yihiin...
Apr. 27 | Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo booqasho ku jooga Magaalada Dubai ee dalka isu taga imaaraadka Carabta ayaa kulan is arag ah kula qaatay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID oo ka mid ah Xisbiyada Siyaasada Somaliland.
Kulankan oo ahaa...
Apr. 21 | Farshaxaniistaha Da’da yar Abdul Arts ayaa soo dhigay Bogiisa uu ku shaaciyo Sawirada uu ku cabirayo Siyaasada Cakiran ee ka jirta Wadanka Somalia ayaa soo dhigay Sawir Cajiib ah oo ka duwan kuwii uu horay u sawiri jiray.
Mr Abdul Arts ayaa sawirkaan...
Apr. 21 | Bashir M. Hersi – Waxaa maalmahan loo wada xusul duubayaa ama xawli loogu jiraa, sidii loo soo xuli lahaa gudiyada marxaladda kala guurka ah, si ay u qabtaan hawlo badan oo aad u adag, labo ayaase ugu muhimsan gudiyadan, kalana ah: Ansixinta Dastuurka...
Apr. 10 | Kulamo aan loo kala kicin haddana kala gooni gooni ah ayaa illaa galabta ka soconaya xarunta Villa Soomaaliya gaar ahaan xafiisyada madaxweyne Shariif iyo kan raysul wasaare C/weli Gaas kuwaasi oo looga arinsanayo xaalada wasiirka warfaafinta DKMG C/qaadir...
Apr. 9 | Gabay Qiiro badan oo uu tirayay Abwaan Guure oo ah Su’aal uu jawaab kaga rabo laamaha amaanka Dowlada iyo Madaxdooda ama Shacabka Soomaaliyeed kaas oo ah mid uu fahmi wayay sababaha dhaliyay qaraxii Tiyaatarka ee ay ku dhinteeyn Ragga Madax ahaa.
Hadaba...