Author Archive
May. 15 | Siyaasiga C/laahi Sheekh Xasan oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in Beesha Caalamka wax ka qabato Arrimaha la isku hayo ee Dastuurka Cusub dalka Soomaaliya, Asigoona dhinaca kale sheegay in Puntland aysan ka qeylo dhaamin karin Dastuurka.
Gudoomiyaha...
May. 15 | Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa sheegay in xilligaan aysan wanaagsanayn in la meel mariyo dastuurka cusub iyadoo hay’adaha Dowladda uu qilaaf ka dhexeeyo.
Buubaa oo la hadlayay mid ka mid ah Idaacadaha Muqdisho ayaa sheegay in qalad weyn uu jiro...
May. 15 | Waxaa la filayaa in mudo sadex bilood ah ay ku soo dhamaato waqtigii loo qabtay in lagu soo af-jaro marxalada ku-meel-gaarka. Iyadoo aysan jirin taageero la taaban karo oo ka timid beesha caalamka, dowladdu waxay ku tilaabsatay dhameystirka howlaha heshiiskii...
May. 14 | Warar aanu ka helnay ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in odayaasha dhaqanka beelaha Puntland ee jooga magaalada Muqdisho ay soo gaartay fariin uu u soo diray madaxweynaha maamulka Puntland oo ah iney deg deg uga baxaan shirka lagu soo soo xulayo...
May. 14 | Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay dhismayaashii hore ee dowlada ee kuyaala magaalada Muqdisho in aanan la dajin Karin hay’ado iyo waliba shaqsiyaad gaar ah.
Gudoomiyaha gobalka ayaa sidoo...
May. 14 | Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xaley u duulay dalka Mareykanka, halkaas oo ay kaga qeybgali doonaan shirka golaha ammaanka QM dhawaan ay ku yeelan doonaan magaalada New York ee dalkaas.
Sida uu sheegay wariyaasha...
May. 14 | Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo ciidamada dowlada Itoobiya lagula eegtay Magaaladda Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Qaraxa oo ahaa miino nooca gacanta laga tuuro ah ayaa ciidamada lagula eegtay bariga magaaladda sida uu sheegay...
May. 13 | Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya C/wali Max’ed Cali oo maanta Shir kula qaatay magaalada Muqdisho Odayaasha dhaqanka ayaa waxa uu ugu baaqay Odayaasha in ay soo gudbiyaan liiska Odayaasha ansixinaya dastuurka hadii uu diyaar ka...
May. 13 | Madaxweynaha Dowlada KMG ah Soomaaliya Sheikh Shariif Sh. Axmed bilo ka hor wasaaradaha warfaafin arimaha dibada iyo maaliyada waxa uu ku amray in si deg ah Isbitaalada ku yaala dalka dibadiisa ugu qaadaan faananka weyn ee Cabdi Tahliil Warsame oo in...
May. 13 | Booliska dalka Kenya ayaa waxa ay gacanta ku dhigeyn nin ay dhalashadiisu ku shegeen in uu yahay Jarmal waxaana ay sheegeen in uu xariir la leeyahay Ururka Al-shabaab ee ka dagaalanta gudaha wadanka Soomaaliya.
Kuxigeynka Taliyaha Ciidanka Booliska Kenya,...