XAQIIQDA NEWS » Webmaster
Ixtifaalka dhalashada Nabigeena Muxamad NNKH oo xalay lagu qabtay Magaalada Gothenburg Sweden. “Sawiro + Video”
Feb 06, 2o12: Xaflad si weyn loo soo agaasimay isla markaana lagu maamuusayey Xuska nabigeena Muxamed NNKH ayaa xalay lagu qabtay magaalada Gothenburg ee dalka Sweden iyada oo ixtifaalka dhalashada nabigeena ay ka soo qeybgaleen culumaa’udiin waa weyn oo isaga kala yimid qaarada yurub iyo gobalada dalkan swedan.
Xafladan ayaa waxaa soo abaabulay culumaa’udiinka Ahlusunna waljamaaca ee Sweden xafiiskooda Gothenburg, waxaana halkaasi lagu soo bandhigay muxaadarooyin diini ah oo la xiriiray taariikhdii iyo siiradii nabigeena Muxamad NNKH, iyada oo muxaadarooyinkana ay dhex taal u ahaayeen digri salaan ay soo bandhigayeen qaar ka mid ah jameecada ahlusunna waljamaaca ee Sweden.
Culumaa’udiinka muxaadarooyinka jeedinayey waxaa ka mid ahaa shiikh Muuse Cadde, Sh, Muxudiin, iyo Shiikh C/raxmaan Sh. Muxudiin, iyada oo gunaaanadkiina uu xaflada soo gunaanaday Macalin Saciid oo isaga iyo jameecadiisa ka yimid Magaalada Stockholm, waxa uuna halkaasi uga duceeyey umada Soomaaliyeed.
Ixtifaalka Nabigeena Muxamed NNKH ayaa xalay waxaa loogu duceeyey dalka iyo dadka Soomaaliyeed, waxaana sidoo kale lagu habaaray kooxda Alshabaab, waxaana goobta xaflada lagu soo bandhigay su’aalo muhiim ah oo dadku ay soo weydiisanayeen culumaa’udiinka, kuwaas oo jawaabo muhiim ah laga bixiyey.
Guud ahaan xafladii lagu maamuusayey dhalashada nabigeena Muxamad NNKH ayaa waxa ay ku soo gabagabowday jawi aad u wanaagsan, waxaana si gaar ah halkaasi loogu mahadceliyey dhamaan intii ak qeybqaadatay oo xoog iyo hantiba ku bixiyey qabsoomida xafladaasi.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO IYO SAWIRO FARA BADAN:
Abdirahman Hudeyfi
Shirka 21-Aad ee Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) Oo Lagu Soo Gaba Gabeeyay Djabuuti. “Daawo Sawirada”
Feb 06, 2012: Waxaa Magaalada Djabuuti lagu soo gaba gabeeyay Shirkii 21-aad ee kooxda ICG kaasi oo loogu hadlaayay xaalada dalka Soomaaliya, iyadoona ay ka qeyb galeen Madaxda Dowlada KMG, Maamulka Galmudug, Puntland iyo Ahlu Sunna.
Shirkaan oo daqiiqado ka hor lasoo gaba gabeeyay ayaa ka hor inta uusan soo xirmin waxaa halkaasi khudbad dheer (Closing Statement)ka jeediyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali.
Shirka ICG oo shalay iyo maanta ka socday Djibouti ayaa waxaa looga hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga, gaar ahaan sidii loo sii wadi lahaa howlgaladda looga soo horjeedo kooxaha Al-Shabaab, Waxaa kaloo laga hadlay sidii shacabka Soomaaliyeed loogu abuuri lahaa nolol gaar ahaan degmooyinka iyo gobollada laga xorreeyo Al-Shabaab.
Kulanka Kooxda Xiriirka Caalamiga ee kusoo idlaaday Jabuuti ayaa sidoo kale looga hadlay Shirka London ee 23-February.
Shirka London ayaa laga muujiyay in ay kasoo baxaan qodobo muhiim u ah qeybaha soomaalida, kaasi oo maslaxad u noqon kara Soomaaliya qeybaheeda kala gedisanay, iyadoona la sheegay in shirkaasi loogu hadlayo sidii xal waara looga gaari lahaa arrimaha amniga iyo soo celinta kala danbeynta dowladnimo.
Ugu danbeyntii waxaa la isla gartay in xilliga kala guurka ah la soo afjaro 21 August 2012, isla markaana la dar-dar geliyo dhameystirka Dastuurka iyo dib u habeynta baarlamaanka oo la isku raacay in baarlamaanka cusub uu noqdo mid tayo leh oo ay jiraan shuruurda sida waxbarasho, in shaqsiga uusan danbi hore u galin ama uusan soo noqon warlord, isla markaana sumcad ku dhex leh bulshada dhexdeeda.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa ka codsaday beesha caalamka inay mowqif mideysan yeeshaan oo shirka london lagu xoojiyo sidii ciidamda Soomaalida iyo hay’adaha amniga dib loogu dhisi lahaa iyo in roadmap ka iyo Garowe Principles ay noqdaan saldhigga dooda iyo waxqabadka.
Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya.
Abdirahman Omar Osman.
Arday Mareykan ah oo Af-Soomaaliga ugu hadlaya sidii qof u dhashay. “Video”
Feb 06, 2012: Daniel K. Thamson waa Arday Mareykan ah oo wax ka barta dalka Mareykanka, wuxuuna cilmi baaris ku saabsan qaxootiga Soomaalida ka diyaarinayaa dalka Koofur Afrika.
Mahad Istiila oo ka mid ah Wariyaasha Soomaaliyeed eek u sugan dalka Koofur Afrika ayaa ardaygaani ka sameeyay Bandhig wareysi oo uu ka wareysanayo sababta ku dhalisay, qaabka iyo habka uu ugu hadlayo Afka Soomaaliga.
Ardaygaani Mareykanka ah ayaa ka mid noqonaya dhalinyaro ajnabi ah oo iyagu bartay Afka Soomaaliga jecelna mar walba inay la dhaqmaan Soomaalida. Lamana oga arrintaani waxa ay ka badali doonto Afka Soomaaliga ee ajnabigu haatan daneenayo.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO:
Sir Gaar u ah Dumarka: “Shan Qodob oo cadeeyn u ah in Xaajigaada uu ka fakarayo Saxibtiisii hore”
Feb 06, 2012: Waxaa laga yaabaa in ninka uu saaxib iskala sii ahaado gacalisadiisii hore xitaa hadii dhibaatooyin ay ka dhex dhaceen ka hor kala go`idoodii .
Balse waxaad ogataa in arin adag tahay in qofka uu saaxib la noqdo qofkii uu horay u jeclaa illaa in uu weli jecel yahay mooyee,hadaba hadaad qodobadaan ku aragto iska fiiri gabaryaheey xaaladiisa.
Weli waa uu caawiyaa: in ninku uu sii caawiyo gacalisadiisii hore waa arin aan wanaagsaneyn gaar ahaan hadii gacalisadiisa haatan ee ogaatay in uu labadooda xariir uu soo dhex maray .
Gabaryaheey xitaa hadii uu kuugu dhaarto in kaliya uu iska caawinayo ahaaw mid foojigan .
Mar waliba waa uu la xariiraa :Ragga qaarkii ayaa ahada kuwo weli la sii xariira gacalisadoodii hore , waxaad arkeysaa sawiradeeda oo uu gashanayo goobaha lagu sheekeysto ee netka ama sms-yo uga diraya telka , ogaaw taasi waa mushkilad weyn .
Balse inta aadan duraba maseerin go`aan qaadan la fariiso una sheeg waxa aad dareemeyso ,hadii uu weli ka fekarayo gabadhaas waxaa laga yaaba in uu ka codsado in uu iskiin baro oo waxa uu isku dayayaa in uu labadiina uu idinka yeelo dad isu dhaw halka dantiisuna tahay in uu arko iyada .
In badan ayuu la hadlaa: marka uu ninku la hadlayo gacalisadiisii hore ogaaw waxa uu soo xasuunayaa maalmihi macaanaa ay wada soo mareen , waxaadna ogataa in hadalka badan ee ninka ee uu la sameynayo saaxibadiisii hore waxa ay taasi la micno tahay in uu u haarayo waxii hore haatanna uusan diyaar u aheyn xariir cusub.
Xafladaha waa ay ku casuuntaa: waxaa gabaryaheey kula gudboon in aad ogaato in adigu tahay qofka kaliya ee xabiibkeeda u kaxeyn karta xafladaha balse hadii aad aragto in gacalisadii hore u yeereyso wax ay dooneysa in ay dib u soo ceshato ka hor inta aysan u yeerinna waxaa jiray in isaga u weli jecel yahay.
Aad ayuu u necbeeysanayaa in uu ogaado in xariir kale ay sameeysay:tani waa tilmaanta ugu weyn ee muujineysa in weli uu jecel yahay .
Faah faahin la xiriirta Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo gaaray Maanta Magaalada Baledweyne.
Feb 04, 2o12: Waxaa maanta magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaaray wafdi ka socda QM kuwaas oo raba in ay ogaadaan xaaladda amaan iyo mida bini’aadinimo ee ka jirtay magaalada.
Wafdigan oo hadda ku sugan magalada ayaa la sheegay in ay ka socdaan xafiiska siyaasadda u qaabilsan QM ee (UNPOS) kuwaas oo ka yimid magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Sida ay u sheegeen XAQIIQDA.COM xildhibaano ka qeybgalaya kulan xubnaha wafdiga oo diyaarad gaar watay ayaa waxa ay ka kooban yihiin 14-xubnood waxana hoggaaminaya Cabdullaahi Warsame Walaalow ka tirsan xafiiska UNPOS oo dhawaan laga furay magaalada Muqdisho.
Wafdiga maanta tagay Beladweyne ayaa la sheegay in ay hadda kulamo gooni gooni la leeyihiin saraakiil ka tirsan maamulka dooxada shabeelle, kuwa Itoobiya iyo xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya oo maalmahan ku sugnaa magaaladaas.
Illo ku dhow UNPOS ayaa u sheegay XAQIIQDA.COM wafdiga ku sugan Beladweyne in ay ka socdaan hey’addaha WFP, WHO iyo UNDP.Illa hadda ma jiro wax war ah oo ay siiyeen suxufiyiinta ka howlgalka Beladweyne.
Laakin waxa laga yabaa marka uu dhaamado kormeerkooda in ay la hadlaan saxaafada, waa markii labaad oo wadfi ka socda QM ay booqdaan magaalada Beladweyne tan markii Al-Shabaab laga qabsaday magaaladaas.
Magaalada Beladweyne tan iyo markii ciidamada dowlada taabacsan iyo kuwa Itoobiyanka ay qabsadeen waxa magaalada ka jirtay dhibaatooyin ballaaran taas oo ay ka mid tahay waxyeeleen loo geesto shacabka ku dhaqan magaalada kuwaas oo ay geesanayaan ciidamada Itoobiya.
Dhowr qof ayaa siyaabo kala duwan loogu dilay magaalada waxana jirra dhalinyaro badan oo looga shakisan yahay in ay xiirir la lee yihiin Al-Shabaab oo ku xiran saldhiga dhexe ee magaalada.
Dowladda KMG ah Soomaaliya ayaa rabta in ay maamul hoostaga ay ka dhisaan Beladweyne, laakin waxa ilaa hadda lagu muran san yahay oo aan xalin laga gaarin in la dhameeyo.
Wixii ku soo kordha wafdiga maanta gaaray Beladweyne ee ka socda QM kala soco XAQIIQDA.COM  haddii alle idmo.
Yoonis Ali Nuur
Xaqiiqda News
Baledweyne Hiiraan
Kooxda Alshabaab oo laga la wareegay Gacan ku heeynta Jaziirada Kudhaa ee Gobolka Sh/Hoose.
Feb 04, 2o12:  Ciidamada Huwanta is baheysanaya ee Dowlada KMG, Raaskambooni iyo Kuwa Kenya, ayaa la wareegay gacan ku heynta Jaziirada Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose, ka dib markii halkaasi isaga baxeen Xoogaga Al-Shabaab oo in muddo ah gacanta ku hayay.
Saraakiisha ciidamada Dowlada KMG ee Somalia kuwooda ku sugan Gobolka Jubbooyinka ayaa xaqiijiyay Gacan ku heynta Jaziiradaasi, iyagoona sheegay in wax dagaal ah uusan ka dhicin jaziirada, si nabad ahna ay kula wareegeen.
Jaziirada Kudhaa ayaa ah Jaziirada ugu weyn ee ku taal Gobolka J/Hoose, iyadoona xilliga ay Ciidamada Huwanta la wareegayeen ay aheyd goob aysan ku sugneen wax ciidamo ah oo ka amar qaata Kooxda Al-Shabaab.
Warar aansidaa loogu kalsooneen ayaa sheegayaa in Habeen ka hor ay Ciidamada Al-Shabaab isaga baxeen Jaziirada, ka dib markii Ciidamada is baheysanaya ay dhawaan la wareegeen, Jaziirada Buurgaabo oo 30km u jirta Jaziirada Kudhaa.
Xoogaga Al-Shabaab ayaa la sheegayaa in ay Culeesyo badan kala kulmeen Ciidamada ku sugan Jaziirada Buugaabo iyo kuwa ku sugan degmada Badhaadhe oo aan ka fogeen Jaziirada Kudhaa, taasina ay soo da dajisay in ay isaga baxaan Jaziiradaasi
Kudhaa waaxa ay 180km dhinaca koonfur galbeed kaga toosan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbooyinka, iyadoona xilligaan ay muuqato in dhaq dhaqaaq ciidamada huwanta uu ku wajahan yahay Magaalada Kismaayo.
Dhaq dhaqaaq Xoogan ayaa la dareemayaa in ay xilligaan ay si wada jir ah u wadaan Ciidamada is baheysanaya ee Dowlada KMG, Raaskambooni iyo kuwa Kenya, kaasi oo ku wajahan deegaano hor leh oo ka tirsan Gobolka Jubbooyinka.
Lama oga sida ay xaalka ku danbeyn doonto, waxaana xilligaan inta badan deegaanada Gobolka ay gacanta ugu jirtaa Ciidamada Huwanta, oo wali dhaq dhaqaaqooda ku doonaya in ay gacanta ku wada dhigaan deegaanada ka harsan Gobolka ee aan gacantooda ku jirin.
Gen Abdiqeybdiid: “Wixii Shaley Ka Dhacay Magalada Gaalkacyo Wuxuu Ahaa Fal Laga Naxo”.
Feb 04, 2o12:  General Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo horrey u soo noqday wasiirka macdanka iyo taliyaha Pooliska Soomaaliyeed ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug wuxuu ku sheegay in uu ku lug laheen dil shaley ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo loo geestay dhalinyaro looga shakiyay qarixii dhawaan lagu qaaday guriga uu ka dagan yahay magaaladaas.
Wuxuu sheegay Cabdi Qeybdiid in uusan wax xiriir  ka dhaxayn dadka lagu dilay magaalada  iyo qarixii ka dhacay gurigiisa 31-kii bishii horre ee Janaay
Waxa uu sheegay in dadka meydadkooda Shalay lagu arkay Magaalada ay dileen dad dad wax magarato ah.
Waxa uu ku cel celiyey Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid  in wax xiriir ah la uusan ka dhexeen labada i arrimood Wuxuu kaloo xaqiijiyay in uusan jirin cid lagu tuhusan yahay oo la dilay in ay jiraan qarixii lagu  qaaday
Si kastaba qarixii ismiidaaminta ee lagu qaaday guriga Cabdi Qeybdiid ayaa waxa ku dhintay afar oo qof oo ay ku jiraan ilaa lada guriisa waxana sheegtay weerarkaas ururka Al-Shabaab ee la dagaalamaya dowladda KMG ah iyo AMISOM.
Dhowr qof ayaa loo qabtay qaraxaas kuwaas oo ku xiran hadda saldhiga pooliska magaalada Gaalkacyo
Ninyahoow Durba Ha Boodin Marka Weerarka Dhamaado , Waxaad Sameysaa Arimahaan…
Feb 04, 2012: Waxaa muhiim ah in labada lamaane niyad ahaan iyo jir ahaan degan yihiin oo uusan jirin wax daal ah taasi waxa ay keeneysa in si macaan loogu raaxeysto baashaalka iyo galmada.
Jirka oo daalan lama helayo wax raaxo ah , waxana muhiim ah in istimtaacu dhaco iyadoo jirka fir-fircooni leeyahay oo uusan daalneyn nooc waliba ha ahaadee daalkasi.
Goobta baashaaalka ka bilaabanayo labada lamane ayaa waxa haboon in uu diyaar u yahay baashaalkasi isla markaana jirin wax wiiqaya in raaxo macaan ay helaan.
Raaxada baashalka ayaa ku bilaabaneysa hadalo jilicsan , dhunkashado iyo istiimin jirka intiisa kale iyo dhaq-dhaqaaqyada kale ee keena in dareenka kaco raaxana la dareemo.
Waxaa muhiim ah in labada dhinac ogaadaan mid kale waa sura gal ah in ninka macaanka baashaalka dareemo una baahdo in galmood sameeyo halka xaaska ka gaarin baahidaas.
Marka baashaalka dhamaado xiliga waalida lagaarana oo la isu tago shaqadana dhaamato ayaa waxa ragga lagu tilanayaa in durba la soo bixin waayo haweeneydu waxa ay u baahan tahay in xoogaa xaalku sidiisa sii ahado ayna hesho qoor gilin iyo dhunkasho macaan.
Waxa dhici karta in xaaska xanaaq ka qaado marka ninka shaqada bogto durba la baxo , iyadoo la xusay in haweenka dareen kii hore ka mac ay hesho marka daqiiqado lagu dhex nasiyo .
Qasab ma ah in malabyaroowgaada ku xoq xoqto darbiga dambe ee xubinta gabarta balse waxaa haboon in aadan durba la bixin oo aad ku hayso waayo gariirka galmada markas ayay gabadhu heleysaa una mahad celi ka dibna horay haka jiifan oo xabad gili
Ra’isul Wasaare Dr Gaas: “Dowladda Talyaaniga waan ku qabsaday warqada la-sheegay inay qoreyn, laakiin way beenisay” AQRI
Feb 03, 2o12:  Waxaa maal-mahaanba leesla dhex maraayay in Dowladda Talyaaniga ay qortay dokumenti ay ku oraneysa isticmaar cusub halagu soo roggo dalka Somaliya, taasoo ay waxba kama jiraan ku tilmaamtay Dowladda Talyaaniga, sida uu galabta sheegay Raa’isal Wasaare Gaas.
Raa’isal Wasaaraha Xukuumadda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane C/Wali Maxamed Cali Gaas oo maal-mahaanba ku sugnaa Magaaladda Roma ee Xaruunta Talyaaniga, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Dowladda Talyaaniga uu kala hadlay, gumeysiga cusub ee la-sheegay inay la-dooneyso dalka Somaliya.
“Dowladda Talyaaniga waan ku qabsaday warqada la-sheegay inay qoreyn, laakiin way beenisay, maal-mahaanba waxaan ku sugnaa dalkaasi, waxaana la-kulmay Raa’isal Wasaaraha, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Wasiirka Gaanshaandhiga, dhamaantoodba waxay beeniyeen inay warqadaasi qoreyn” ayuu yiri Dr C/Wali Gaas.
“Waa been warqadaasi waxba kama jiraan mana aha wax ay qortay Dowladda Talyaaniga, waxayna Dowladda Soomaaliya ay cadeyneysaa inaysan waxba ka jirin warqadaasi” ayuu sii raaciyay Raa’isal Wasaaraha Somaliya.
Mudane Gaas ayaa wuxuu biyo qaboob uu ku shubay walaacii xooganaa ee laga qabay, in Dowladda Talyaaniga ay u ololeyneyso in gumeysi cusub lagu soo roggo dalka Soomaaliya, iyadoo taasi sabab looga dhigay 22-ka sano ee uu dalka ka sii soconaayo dagaalada sokeeye.
Marka laga soo taggo hadalka ka soo yeeay Raa’isal Wasaaraha Xukuumadda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane C/Wali Maxamed Cali Gaas, ayaan waxaan jirin war rasmi ah oo ka soo baxay Madaxda Dowladda Talyaaniga.
Madaxweyne Shariif oo maanta Booqday Goobo dhawaan ay la wareegeen Ciidamada Dowlada. “Daawo Sawirada”
Feb 03, 2o12: Madaxweyana Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta Socdaal ku tagay goobihii ugu dambeeyey ee ay Ciidamadda Dowladda iyo kuwa Amisom kala wareegeen Alshabaab.
Madaxweyanaha oo ay socodkiisa ku wahliyeen Xubna ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Taliyaasha Ciidamada iyo Agaasimaha Nabad Sugida ayaa waxa uu maanta gaaray gooba ay ka midyihiin Jaamacaddii Muqdisho ,Qabuuraha Barakaat iyo warshadii Coca-cola.
Madaxweyne Shariif oo saxaafadda kula hadlay goobaha uu booqday ayaa u hambalyeeyey Ciidamadda Dowladda iyo kuwa Amisom ee goobahaas ku sugan waxa uuna sheegay in uu gaba gabo marayo howlgalki Muqdisho goor dhawna lagu jaheeysanyahay goballada ay Alshabaab ku suganyihiin.
Madaxweyne Shariif ayaa shacabka ugu baaqay inay ku so laabtaan goobaha ay Ciidamada Dowladda la wareegeen.
Ujeedada socdaalka ayaa waxay ahayd in niyada loo dhiso ciidamada aagagaas difaacaha kaga jira.