Feb 06, 2012: Daniel K. Thamson waa Arday Mareykan ah oo wax ka barta dalka Mareykanka, wuxuuna cilmi baaris ku saabsan qaxootiga Soomaalida ka diyaarinayaa dalka Koofur Afrika.
Mahad Istiila oo ka mid ah Wariyaasha Soomaaliyeed eek u sugan dalka Koofur Afrika ayaa ardaygaani ka sameeyay Bandhig wareysi oo uu ka wareysanayo sababta ku dhalisay, qaabka iyo habka uu ugu hadlayo Afka Soomaaliga.
Ardaygaani Mareykanka ah ayaa ka mid noqonaya dhalinyaro ajnabi ah oo iyagu bartay Afka Soomaaliga jecelna mar walba inay la dhaqmaan Soomaalida. Lamana oga arrintaani waxa ay ka badali doonto Afka Soomaaliga ee ajnabigu haatan daneenayo.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO:
No comments yet... Be the first to leave a reply!