Home » News, Social Media » Dhacdo Xanuun Badan: “Dareen malahan mise Aniga ayuusan i rabin ” AQRI

January 30, 12:  Haweeneey u dhalatay dalka masar ayaa maxkamad halkaasi ku taala waxa ay ka dacweysay Ninkeeda oo mudo 15-sano ka hor ay isguursadeen ayadoona eedeemo badan ninkeeda usoo jeedisay.

Dareenkiisa ma arin in kabada 15-sano ” waa ereyo laga maqlay Cadifa oo ah haweeneey 35-sano jir ahwaxa ayna sheegtay in ninkeeda uu ahaa intaasi oo dhan marka uu u yimaado mid aan u tagin ama aysan ka helin nolosha sariirta balse ay magac un iska qabeen sida Caatifa ay ka hor cadeysay maxkamada horteeda.

Waxa uuna ku andoocay Axmed Bishaar in uu xaaskiisa habeen walba u tagi jiray balse uusan aqoon waxa ay ka wado dacwada ayadoona maxkamada ugu danbeyntii baaritaano lagu soo dhameeyay oo la ogaaday in uusan Axmed u tagin mudadaasi xaaskiisa balse inta Axmeda waxa uu ahaa nin ku mashquulsan shaqooyinkiisa oo waxa uu daganaa dalka Sweden oo uu ku lahaa xaas kale.

Maxkmada ayaa ku macneysay arintaai in ay tahay arin ka weyn caqli Aadmiga waxaaana la ogaaday in xaaska kale ee uu Axmed qabo ay mudo dheer ka xirtay dareenka uu u qaadi karo haweeneey kale taa oo Axmed iskna u maleeyo in habeen walba uu u tago xaaskiisa waxaana disable ama waxmatare laga dhigay mudadii uu qabay xaaskiisa labaad ee 15-sano.

Arinta ayaa aad looga wada naxay dalkaasi Masar ayadoona lala yaabay sidii ay ku nooleed Caatifa oo ilaa intaasi ahey xaas hadana aanan helin jirin dareen ninmeed balse isku qancin jirtay in maalin un ninkeeda uu uso jeesanayo.

” waxaan u imaadaa anigoo dhar dhan wadan waxaaan isdhahaa caawa ayaa ka duwa habeen hore oo waxaa laga yaabaa in uu kugu qanco wax aanan samey ma jirto korkeyga isaga ayuu u baahnaa isna iima jeedo meel ma li’i xubina igama maqno waan layaabay waxa uu iga damacsanaa Axmed ” ayay ku hortiri maxkamada Caatifa.

15-sano ma arig raganimadiisa waxaana intaas u yeelay waa ninkaaga meel aan tagin malaha inaan aniga xaliyo ayaan isku dayay maanta waa inaan afkeyga furtaa ” ayay tiri Caatifa

Lamaanaha isguursada ayaa inta badan waxa ay la kulmaan dhibaatooyin waaweyn ayadoona xaalkooda ugu danbeyntii ama xalista ama ku kala taga sidaa waxaana jira dhacdooyin ka waaweyn oo ka dhaca aduunka oo sidaas oo kale ah

Sumaya Isma’il
Xaqiiqda News
Cairo Masar

Inta jeer ee la aqristay :942

No comments yet... Be the first to leave a reply!