January 30, 2012: Ra’isul Wasaarihii hore ee Somalia Mr Mohamed Abdullahi Mohamed “Farmaajo oo waayadaan wado Siyaasada uu ku soo jeedanayo Bulshada Soomaaliyeed ee Qurba Jooga ah ayaa waxuu kulan la qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Sweden kulankaas oo ka dhacay Magaalada Caasimadda ah ee Stockholm.
Shirkaan waxaa soo qaban qaabiyay Ururka Nabad Galyada Hormarinta Waqooyiga Yurub ayaa ahaa u jeedkiisa in Mr Farmaajo lo muujiyo taageero ah in uu wax fiican u qabtay Wadankiisa lixigii uu ahaa mudada kooban Ra’isul Wasaare.
Mr Farmaajo oo xi qoto dheer uga hadlay Xarig Jiidka Siyaasada Somalia ee maalinba tan ka dambeeysa sii jiitamaaya.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO GOOS GOOSKA XAFLADII STOCKHOLM:
GOOR DHOW LA SOCO MUUQAALKA XAFLADA OO DHAMEEYSTIRAN:
XAQIIQDA NEWS
STOCKHOLM SWEDEN
No comments yet... Be the first to leave a reply!