Home » Articles, News » Mr Abdulkadir Walaayo oo Wareeysi siiyay Xaqiiqda Tv. “Halkaan ka Daawo”

January 27, 2012: Xili aan Booqasho shaqo ku joognay Magaalada Esklistuna ee Wadanka Sweden ayaan Wareeysi dhinaca Warbaahinta ku saabsan la yeelanay Afhayeenkii hore ee Xukuumadii Omar Abdirashiid Ali Sharmaarke ahna Rugcadaa Saxaafadeed Mr Abdukadir Mahamud Walaayo.

Shabakada Xaqiiqda.com gaar ahaan Xaqiiqda Tv ayaa Wareeysigaan la yeeshay Mr Abdukadir Walaayo oo ka hadlayoDoorka Warbaahinta looga baahan yahay dhinaca Nabadda iyo qaabka loo abuuri karo Saxaafad wanaagsan oo hana qaada:

HALKAAN HOOSE KA DAAWO WAREEYSIGA MR WALAAYO:

 

 

Inta jeer ee la aqristay :584

No comments yet... Be the first to leave a reply!