January 08, 2o12: Kumanaan qof oo Shacabka reer Muqdisho ah ayaa maalin kasta oo Jimco ah isugu soo Baxda Xeebta Liido oo ay ku baashaalaan ayaa Jimcobo tan ka dambeeysa xiiso sii yeelaneeyso Bashaalka Xeebta Liido
Hadaba ayadoo qeyb ka yihiin dadka u soo dabaal taga Xeebta Liido Siyaasiyiin xubno ka mid ah Dowlada KMG iyo Ururada NGO-yada Muqdisho xaqdaro wax ugu cunaya iyo Ajinabi Booqasho ku Jooga Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO-GA BAASHAALKA XEEBTA LIIDO.
No comments yet... Be the first to leave a reply!