January 06, 2012: Gudoomiyihii Jaaliyada Soomaaliyeed ee Giriiga Mudane Elias Ali Hassan oo ifiyay Waxyaabo Fara badan oo Soomaalida Giriiga aysan la socon taas oo dad badan ay ku soo baraarugeeyn marka ay maqleeyn.
Mar uu ka qeyb galayay Mudane Elias Ali Hassan Barnaamijka Baadi Doon oo ka baxa Tv-ga Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV ayuu sheegay in Jaaliyadii uu Madaxda ka ahaaa ay waxyaabihii ay dagaalka ugu jirtay ay wax yaabo badan u qabsoomeeyn.
HALKAAN KA DAAWO WAREEYSIGAAAN OO WAXYAABO BADAN LAGU FARXO AY KU JIRAAN:
Inta jeer ee la aqristay :670
No comments yet... Be the first to leave a reply!