Nov 12, 2011: Qeybtii hore ee ciyaartii dhex mareeysay Xulka Somalia iyo Xulka Wadanka Itoobiya oo haatan soo gaba gabootay ayadoo an wax goolal ah la kala dhalin qeybtii hore ee ciyaarta.
Waxaa haatan la sheegayaa in Xulka Somalia uu ku gacan sareeyo ciyaarta waxeeyna iska qasaariyeen 3 fursadood oo ay goolal ku dhalin kareeyn.
ilaa iyo haatan wax calaamado ganaax ah lama siinin labada dhinac ee ciyaaraya.
Wariye ku sugan Garoonka ay ciyaarta ka dhaceeyso oo aan qadka talefonka kula xiriirnay waxuu inoo sheegay in garoonka ay soo buux dhaafiyeen Taageero fara badan oo Soomaali iyo Jabuutiba ah oo aad ugu sacan tumaya Xulka Somalia.
Isku soo wada duub haatan waxaa lagu jiraa nasiino 15 daqiiqo ah kadib ayaa la isugu soo laaban doonaa qeybta dambe ee ciyaarta.
CIYAARTA WAXAA DHEX DHEXAADINAAYO GARSOORAYAASHANA U DHASHEEYN:
Officials
Referee: Mohamed HASSAN OUROUKE (DJI)
Assistant Referee 1: Hassan EGUEH YACIN (DJI)
Assistant Referee 2: Aboubaker SAID (DJI)
Fourth official: Hassan ALI (DJI)
Waxii ku soo kordha isha ku hey Wararkeena dambe ee ciyaarta haduu alle idmo.
ISHA WARARKA XAQIIQDA NEW
OSLO NORWAY
ABDIFATAH LAJECLOOW
Inta jeer ee la aqristay :323
Asc.dhamaan asaxabta sharafta mudan gaar ahaan inta lasocota ciyaarta iminkadan dhex mareysa Somalia iyo Cadowgeena.1aad loona yaqaan eastafrican jewish ama yuhuuda bariga africa insha allaah ciyaartu waxey ku dhamaan doontaa.somalia(2) Ethiopia(0).