11 Nov 2011:Qaranka Djibouti ayaa si xun loogu jalaafeeyay gurigooda cayaar qeyb ka ah is reeb-reebka koobka aduunka loogu soo baxyo ka dib markii 4-gool dusaha loo suray , iyadoo qaranka Namibia uu haatan u muuqdo in Jabuti si too ah uga talaabsadeen .
Qaranka Jabuuti ayaa si weyn looga cayaar wanaagsanaa iyadoo durba bilaawgii qeybtii hore ee cayaarta looga naxsaday gool uu dhaliyay Rudolf Bester.
Qaranka kale ee Somaliya ayaa iyana beri cayaar adag la leh qaranka kale ee Ethiopia , waxa ayna qaranka Somaliya cayaartooydeeda muujiyeen in ay rajo ka leeyihiin kulankaasi berito.
Xaqiiqda.com
Inta jeer ee la aqristay :105
No comments yet... Be the first to leave a reply!