Home » Ciyaaraha » Barcelona Oo Isha Ku Haysa Kubad Sameeyaha Chelsea Ee Ashley Cole

11 Nov 2011:Kooxda Barcelona ayaa dadaal ugu jirta in kooxda Chelsea ka soo fara maruujisato laacibkooda ay sida weyn ugu dhaartaan ee Ashley Cole .

Tababaraha Barcelona ayaa tilmaamay in xoogga ay isugu geynayaan in marka suuqa kala iibsiga uu furmo in ay la soo wareegaan laacibkaasi oo u muuqda in Chelsea uu macsalaameynayo .

 

Barca ma aysan sheegin qiimaha lacageed ay ku doonayaan laacibkaasi , mana jiro war ka soo baxay kooxda Chelsea oo ku aadan rabitaanka Barcerlona .

 

Ma ah markii ugu horeysay oo uu Barca damac ka soo galo laacibkaani oo ka mid ah cayaartooyda kala wada kooxda libaaxyada madoow ee Chelsea .

Xaqiiqda.com

 

Inta jeer ee la aqristay :103

No comments yet... Be the first to leave a reply!