
Maqaayada Salaama oo noqotay maqaayada ugu shidan ee Soomaalida Oslo taas oo ah maqaayada kaliyah ee laga heli karo cunooyinka Soomaalida waxeey kaloo intaas ay sii dheertahay in aad ka heli karto dalabaadka casuumadka cunooyinka oo aad dalban karto.
Sidoo kale Salaama Restaurant waxeey diyaar kula tahay in aad ku sameeysan karto casho sharaf iyo adigoo heli karo in habeenkaasi aad halkaas ku sameeysato casho taasina salama Restaurant waa kuula diraay Salaama Maqaayad loo bogay Bulshada ay amaantay Salaama waa maqaayadaada.
HALKAAN KA DAAWO VIDEO LAGA SOO QAADAY FURITAANKII SALAAMA RESTAURANT
VIDEO-GII UGU DAMBEEYAY EE LAGA SOO QAADAY SALAAMA RESTAURANT OSLO NORWAY
No comments yet... Be the first to leave a reply!