Home » News » Shirkada Madina Travel Agancy in Oslo Norway. “Daawo Video”

June 23, 2011:  Dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Norway, gaar ahaan magaalada Oslo iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa in laga furay caasimadda Oslo xarun tigidhada laga jaro (Travel Agancy) oo lagu magacaabo MADINA TRAVEL.

Xaruntan ayaa waxaa idin kugu diyaar ah shaqaale fir-fircoon oo kusoo dhaweynaya macaamiisha gacmo furan, waxaana isla goobta ka heli kartaa xawaalado .

DAAWO VIDEO-GA:

 

Tigidhada nooc walba ayaad ka heli kartaa MADINA TRAVE, iyadoona beeca tigidhadaasi ay noqon doonaan kuwo ku qanciya.

Sidoo kale waxaad ka dalban kartaa MADINA TRAVEL tigidhada Afrika, gaar ahaan kuwa Soomaaliya guud ahaan.

ADRESKA XARUNTA:

MADINA TRAVEL:
Breigata 10 (Salaama Restaurant geeskeeda)
0187, Grønland, Oslo

TEL: 213 811 66 / Mob: 458 079 31

AMA TEL:213 825 86

TEL: XAWAALADDA
Mob: 458 096 58

 

Inta jeer ee la aqristay :590

One Response to “Shirkada Madina Travel Agancy in Oslo Norway. “Daawo Video””

  1. waxas aniga waxaan u arkaaa wax umada smaliyed lagu marin habaabinaayo

    Reply